Ma islahayd mar uun baad ku soo biraysaa suuqa ganacsiyeed ee online ah , waliba macmiilku uu kaa soo dalban karayo Alaabtaad Eebinayso isagoo macmiilku jooga goobtiisa shaqo Anba gurigiisa.
Hadaba waxan ku haynaa website kaagi ganacsiyeed aan ku samayn doono mid aad u nashqadaysan oo laga heli karayo Alaabkasta oo dhextaala meheradaada oo si fudud uukaga soo dalban karayo.

Waxaa kaloo ku haynaa in uu macmiilku lacagtu wax kaga iibsaday kugu soo diri karayo website dhexdiisa sida ZAAD , EVC, iyo MASTERCARD.
