Grocery And Retail

Ma rajaynaysay inaad ku soo biirto saxada ganacsiyeed ee online Ah, oo ma islahayd mar ku soo gudbi Eeg yada guriga loo ga baahan yahay sida khudaarta iyo raashinka guriga, oo macmiilku isagoo gurigiisa jooga ka Adeegto.

Hadaba waxaanu ku samayn doono oon ka wacin doono sidaad ugu soo biiri lahayd saxada ganacsiga online ka ah Anagoo ku samayn doonna website kaagi Ecommerce ahaa uu macmiilku ka Adeegan karayo sagoo gurigiisa jooga isagoon ku soo wacin rashinka meherada taala.

Waxa ka loo ku samayn doonna inoo macmiilku lacagaha uu wax kaga iibsaday sifudud ku soo gaadhi doonta isagoo ku soo dhex marin doonno website kaga aad adigu leedahay , lacaga ku soo dhex marin karanna waxa ka mida ZAAD, ECV, iyo MASTERCARD.